RUGTA CAAFIMAADKA TAKHASUSSIGA ee CANADA
“Waa Halka Aad Ka Heleyso Aqoon, Waayo Aragnimo Iyo Naxariis”
Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Dalka iyo DIbadiisa waxaa la ogeysiinayaa in Prof.Dr. Bishara Ali Egal oo ka howl gala Rugta Caafimaadka Takhasussiga ee Kanada oo ku taal Jid Caddaha labaad Dhabarka damba ee Hotelka Makka Al-Mukarama.
Prof-ka oo kutaqasusay Daaweynta Cudurada Dhimirka & Nafisyaadka oo kala ah:
Depression / psychosis | Maskax li’ida |
Anxiety & stress | Walwal iyo walaac |
Demenitia | Tabaryarida da’da |
Insomnia | Hurdo la’aanta |
Schizophrenia | Waalidda |
Neurosis & mental retardation | |
Epilepsy | Qalalka |
Shock (Trauma) Brain Injury | Dhaawaca maskaxda |
Male impotency and infertlity | Tabar yarida raganimada |
Hypertation and heart disease | Cudurada wadnaha iyo dhiig-karka |
Rheumatism and arthritis | Cudurada lafaha iyo murqaha |
Shock thrapy (ETC-MACHINE) | |
Psycho-Therapy+Gestalt/individual family | |
Modern laboratory | Sheybaar Casri ah |
Medical / clinical psychology |
Waxaa kaloo laguugu bishaareynayaa in Rugta Caafimaadka Takhasusiga ee Kanada ay ka howl gali doonaan dhaqaatiir ajaanib ah oo ka imaanaya Canada, Hungry iyo India. Prof-ku waxa uu takhasus ku soo sameeyay Clinical (khibrad) iyo Medical Research wadamada kala ah Canada, Italy, Hungry, India iyo Yemen.
Sidoo kale waxaa Rugta Caafimaadka Taqasusiga ee Kanada lagu soo kordhiyay Qalab sheybaar oo casri ah oo lagu baaro xagga taranka.
Haddaba wixii intaa dheer kala xiriir: Rugta Caafimaadka Taqasusiga ee Kanada
Tel: 655915 ama 655914 Mogadishu, Somalia