Kanada Hospital waa halka aad Ka heleyso aqoon, waayo aragnimo iyo naxariis”

RUGTA CAAFIMAADKA TAKHASUSSIGA ee CANADA

“Waa Halka Aad Ka Heleyso Aqoon, Waayo Aragnimo Iyo Naxariis”

Dhamaan dad weynaha ku nool Magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in Prof.Dr. Bishara  Ali EgalXaaji Liire oo ka howl galan Rugta Caafimaadka Takhasussiga ee Kanada oo ku taal Jid Caddaha labaad   Dhabarka damba ee Hotelka Makka Al-Mukarama.

Prof-ka oo kutaqasusay daweynta cudurada dhimirka & nafisyaadka oo kala ah:

Depression / psychosis Maskax li’ida
Anxiety & stress Walwal iyo walaac
Demenitia Tabaryarida da’da
Insomnia Hurdo la’aanta
Schizophrenia Waalidda
Neurosis & mental retardation
Epilepsy Qalalka
Shock (Trauma) Brain Injury Dhaawaca maskaxda
Male impotency and infertlity Tabar yarida raganimada
Hypertation and heart disease Cudurada wadnaha iyo dhiig-karka
Rheumatism and arthritis Cudurada lafaha iyo murqaha
Shock thrapy (ETC-MACHINE)
Psycho-Thrapy+Gestalt/individual family
Modern laboratory Sheybaar Casri ah
Medical / clinical psychology

Waxaa kaloo laguugu bishaareynayaa in Rugta Caafimaadka Takhasusiga ee Kanada ay ka howl gali doonaan dhaqaatiir ajaanib ah oo ka imaanaya Canada, Hungry iyo India. Prof-ku waxa uu takhasus ku soo sameeyay Clinical (khibrad) iyo Medical Research wadamada kala ah Canada, Italy, Hungry, India iyo Yemen.

Sidoo kale waxaa Rugta Caafimaadka Taqasusiga ee Kanada lagu soo kordhiyay Qalab sheybaar oo casri ah oo lagu baaro xagga taranka.

Haddaba wixii intaa dheer kala xiriir: Rugta Caafimaadka Taqasusiga ee Kanada

Tel: 655915 ama 655914 Mogadishu, Somalia

Email: info@kanadahospital.com;  drbischara@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*